Texas Tigers
Team
Matches
Players
Photos
Texas TigersTexas Tigers. hadii aan wax kaaga taabto taarikhda texas tigers waxaa la aas aasay sanadka markuu ahaa 2008 dii bishii july 14, wixii xiligaa ka danbeeyay tigers waxey fursad u heshay in ey ku guuleysato labo horyaal oo laga dhigo gobalka texas taasoo fursad u siisay ineey noqoto double champions koxda tigers.
 
aas aasiyaasha teamka tigers hadii aan magacyadooda wax kaaga xuso waxaa ka mid ah madaxweeynaheeda oo la yiraahdo Pres A.kadir Jama iyo ku xigeenkiisa oo ah Iftin Mahamed. macalimiinta daadihiso kooxda tigers waa macalin Liban omar diiriye iyo ku xigeen kiisa oo ah Omar Ariff.
 
madaxda iyo macalimiinta kadib waxaaa daadihiyo ciyartooydeeda qaaliga ah oo aad iyo aad u soo bandhigo ciyaar aad iyo aad u qiimo iyo khaayo badan. tigers waxaa lagu bixiyey waqti aad iyo aad  dheer dhisideeda iyo waliba  laylinteeda. sanadkan oo ah 2011 tigers waxeey topka u heysaa horyaalka laga dhigo gobalkaasi Texas, horyalkas oo lagu magacaabo Amarillo Champions league. sidoo kale sanadkan 2011 Tigers waxey isku diyaarisay in eey kasoo qeyb gasho xusida somalian american independence  day oo sanad walba lagu qabto magaladasi Minnesota waxeyna rajeyneysaa in eey wacdaro kasoo dhigto waa haduu ilaheey yiraahdee....

Vounteers Needed!

Make a Difference in Children's Lives — Volunteer!
Volunteers are needed to assist with administrative work and to serve as board members,
coaches, and mentors. Knowledge of soccer is not required.